Ra’iisul wasaarah DFS oo ka war-bixiyey socdaalkii uu ku tagay Nairobi ( Dhegeyso )
(June 22, 2014)
Muqdisho, june 22, 2014 - Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo baryihii u dambeeyay safar shaqo ku joogay Kenya ayaa maanta
Dawrooyinka sayfiga oo ka bilowday Masjidka Jaamicul Madiina ee Burco(Masawiro)
(June 22, 2014)
Burco:-Masaajidka weyn ee Jaamicul madiina (Indhodeero) ee Magaalada Burco waxaa saaka ka bilaamatay xaflad lagu furayey Dawradii la magac baxaday Shiikh Maxamed Bin C/wahaab. Dawradan oo ahayd Dawrad
Nadwo cilmiyeedkii Sanadlaha ahayd oo ka bilaabatay magaalada Gaakacyo
(June 22, 2014)
Gaalkacyo: Habeenimadii xalay oo ku beegnayd 22- june -2014, ayaa waxaa ka bilowday magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug Nadwado cilmiyeedkii sanadlaha ahayd, nadwadaan oo noqonaysa tii 6aad o
Wasiirka Arrimaha Dibadda DFS oo la kulmay dhiggiisa Turkiya kana qeybgalay Xaflad qalin jabin.(Masawiro)
(June 21, 2014)
Istanbul, June 21, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa kula kulmay Magaalada Stanbul dhiggiisa dalka Turkey H.E. Dr. Ahmet Davutoğlu o
Raisulwasaaraha DFS oo ka hadlay dilkii wariye Yuusuf Axmed Abuukar
(June 21, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa si kulul u cambaareeyay dilkii foosha xumaa ee loo gaystay wariye Yuusuf Axmed Abuukar Keynaan, oo ku
Sh Maxamed Cabdi Umal oo ka dhoofay Boosaaso dibna ugu laabtay magaalada Hargeysa
(June 20, 2014)
Hargeysa:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa saaka dib ugu laabatay magaalada Hargeysa ka dib markii uu isla saaka diyaarada ka soo raacay garoonka diyaaradaha Bander Qaasim ee magaalada Boosaaso ee xarunta G
Wasiirka Arrimaha dibadda oo la kulmay Madaxweynaha hey’adda TIKA,kana qeybgalaya Shir caalami ah.
(June 20, 2014)
Istanbul, June 20 , 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa xalay kulan gaar ah kula qaatay Magaalada Stanbul ee dalka Turkey Madaxweynaha
Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Maxamuud Shible (Dhageyso)
(June 20, 2014)
Nairobi:-Sheekh Maxamuud Shible xafidahulaah ayaa maanta kudbadii Jimcaha waxaa uu ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxana uu ka hadlay soo dhawaanshaha iyo isku diyaarinta bisha b
Sh Maxamed Cabdi Umal oo la dardaarmay Shacabka Soomaaliyeed (Masawiro)
(June 19, 2014)
Boosaaso:-Iyadoo maalmihii la soo dhaafay uu Magaalda Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari uu ku Sugnaa Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa waxa uu habeenkii 3aad oo xariira muxaadaro ka jeediyay Masjidka Al-Rowda
DFS iyo EU oo kala saxiixday heshiiska ka mid noqoshada ACP.(Masawiro)
(June 19, 2014)
Dawladda Soomaaliya ayaa maanta magaaladda Nairobi ku saxiixday kamid noqoshada dawladdaha ku bohoobay Africa, Caribbean and Pacific iyadoo Midowga Yurub uu qayb firfircoon uga jiro kaalmada dalalka (

« Previous PageNext Page »