Maamulka Al-minhaaj oo saaka booqasho ku tegay iskuulka sare ee Imaamu Shaafici.[Masawiro]

April 1, 2015 - Written by Editor

20150401_073304Boosaaso:-Booqashadaan ayaa ahayd mid ardayda lagu wacyigelinaayo , waxaaana ka mid ahaa culimada booqashada ku tagtay saaka Sheekh. C/shaafi Axmed Cali oo kalmad aad u qiima badan ujeediyey ardayda isagoo ka hadlay akhlaaqda iyo anshaxa wanaagsan , shiikha ayaa ardayda aad ugu booriyey, sidii ay isaga ilaalin lahyeen dhaqamada xun xun, ugu dadaali lahaayeen, anshaxa wanaagsan iyo kadhaqan yeelashada akhlaaqda suuban.

Dhanka kale Sheekh.Mukhtaar Axmed oo ka mid ahaa culimadii kaqayb qaadatay booqashadan ayaa ka hadlay waqtiga dhalin yaranimada ayaa ku booriyay ardayda inay ka faa’idaystaan awoodaha ku kaydstaan ugana faa’idaysataan barashada cilmiga , cibaadada alle iyo wax u tarka umada.

Ugu danbayntii booqashadaan ay maamulka Al-minhaaj culimada ugu geeyeen ardayda , ayaa ardaydu u arkayeen mid ay wax badan ka faa’idaysteen ayna codsadeen in loo soo celceliyo.

no images were found

Xafiiska guud ee warbaahinta Al-minhaaj

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online