Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo waraysi siiyey Idaacadda VOA.[Dhagayso]
April 11, 2015 - Written by EditorNairobi:-Ururka Alshabaab ayaa weerarkii ugu khasaaraha badnaa ku qaaday gudaha dalka Kenya gaar ahaan Jaamacadda Gaarisa, waxaana ku dhintay illaa 147 qof halka lagu dhaawacay 80 qof oo kale. Dawladda Kenya oo ka jawaabeysa weerarkaas ayaa shirikado maaliyadeed iyo shaqsiyaad ku dartay liis argagixiso ama dad ay ku tuhmeyso inay taageeraan Al-shabab. Dadka liiskaasi ku jira waxaa ka mid ah Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah mashaa’ikhda Somaliyeed ee ku nool dalka Kenya.
Hoos ka Dhageyso Barnaamijka Martida Makaroofanka oo uu marti u yahay Sh Umal
Source: VOA