Shirkii Golaha wasiirada dowladda Puntland oo looga hadlay amniga iyo Shirka arrimaha Federaalka
April 16, 2015 - Written by EditorGaroowe:-Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa waxaa looga Hadley xaalada guud ee Soomaaliya, Xaalada Amniga, U diyaar garowga shirweynaha Dawladda Federaalka iyo Dawladaha Xubinta ka ah Dawladda Federaalka.
Hoos ka eeg warsaxaafadeed ka soo baxay Shirkii Golaha xukuumada dowladda Puntland.
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net