Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka X.D.S oo booqday Garoonka Bali-doogle.[Masawiro]
(October 25, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo kamid yihiin Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka, Taliyaha Ciidanka Cirka iyo saraakiil kale
Darsigii 1aad-4aad Masjidka Abu Bakar Arbaciin Annawawi Sh Dr Adam Sh Cali Saalax.(Daawo)
(October 25, 2015)
Nairobi:-Waxaa idiin soo gudbineynaa walaalaha jecel barashada cilmiga Sharciga darsigii ugu horeeyey ee uu ka bilaabay Masjidka Abubakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi Sh Dr Adam Sheekh Cali Saalax.
Taliyaha ciidanka Booliska DFS oo Gaadiid Boolis ku wareejiyey Jubbaland
(October 25, 2015)
Kismaayo:-Taliyaha ciidanka Booliska DFS Gen.Maxamed Xasan Xaamud ayaa ku wareejiyey booliska mamulka Jubbaland afar gaari oo ah nooca loogu talo galay inay ku shaqo gallaan ciidanka Booliska ee Maamu
Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay deegaano ka tirsan Baay
(October 25, 2015)
Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Baay gaar ahaan deegaano hoostagga Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay, ayaa sheegaya ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen tuulooyinka Mitir, Gurbaan i
Madaxweynaha DFS oo furay Kalfadhiga todobaad ee Baarlamaanka DFS
(October 25, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFs Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay  Kalfadhiga todobaad ee golaha Baarlamaanka DFS waxaana kalfadhiga ka qeyb galay madaxada sare ee DFS gaar ahaan  gud
Madaxweynaha Puntland oo furay kalfadhiga 36-aad ee barlamaanka Puntland
(October 25, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhigii 36-aad ee gollaha wakiilada dowladda Puntland waxaana uu furitaanka Kalfadhiga ka je
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo lagu soo dhaweeyey Garoowe
(October 25, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 25-10-2015 siweyn loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe ee caasimadda Dawladda Puntland , oo m