Taliyaha cusub ee Garoonka Diyaaradaha Bosaaso oo maanta xilka la wareegay.[Masawiro/Video]
(December 20, 2015)
Boosaaso:-Waxaa maanta ka dhacday garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari xaflad xilka loogu wareejinayay taliyaha cusub ee ciidanka ilaalada Garoonka diyaaradaha Boosaaso Aada
Dowradii 9aad oo ka bilaabatay Markazka Helisinki Islamic Center ee dalka Finland.
(December 20, 2015)
Markazka Helisinki Islamic Center ee wadanka Finland ayaa waxaa ka bilaawday dowradii 9 waxaana ay dowrada ay bilaabatay 19/12/2015 waxaa soconeysaa ilaa 23/12/2015 waxaana dowarada ka soo qeyb galay
Furitaankii Nadwada 8aad ee ka socta magaalada Garoowe Masjidka Al-Huda(Dhageyso)
(December 20, 2015)
Garoowe:-Waxaa idiin soo gudbineynaa furitaanka nadwo cilmiyeedkii 8aad taas oo si habsami leh uga socota Masjidka Al-Huda ee magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland. Nadwada ayaa waxaa soo q
Nadwo Cilmiyeedkii 8-aad ee Garoowe oo gashay habeenkii 2aad (Masawiro)-
(December 20, 2015)
Waxaa Habeenkii labaad si habsami leh uga socda Masjidka Al-Huda ee magaalada Garoowe Nadwo cilmiyeedkii 8aad waxaana nadwada soo qaban qaabisay Mu’asasada al-Minhaaj faraceeda magaalada Garoowe wax
Muxaadaro Live Radio Halgan أخلاق التاجر المسلم Sh Maxamed Cabdi Umal (Dhamaad)
(December 20, 2015)
Nairobi:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan walaalaha jecel khayrka in Muxaadaro qayim ah oo cinwaankeedu ahaa أخلاق التاجر المسلم uu jeedin doono Sh Maxamed Cabdi Umal Muxaadarada ayaa wa
Nadwo Cilmiyeedkii 8-aad oo xalay ka bilaabatay magaalada Garoowe (Masawiro)
(December 20, 2015)
Mu’asasada al-Minhaaj faraceeda magaalada garowe, ayaa bilowday habeenimadii axadda ahayd, taariikhduna ku aadanayd 19-Dec-15 nadwo cilmiyeedkii 8-aad, Nadwadan oo ah mid la qabto sanadkiiba mar, oo
Qarax ka dhacay jidka Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho
(December 19, 2015)
Muqdisho:-Waxaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan goob u dhexeysa Hotelka Maka Al-mukarama iyo Shaleema Soomaaliya qarax lagu soo xiray baabuur qaraxaas oo galaaftay nolosha 3 qof halka q
Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Al-Huda Helisinki Sh C/laahi Xanbali (Daawo)
(December 19, 2015)
Waxaaa idin soo gubineynaa khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Al-Huda Helisinki Finaland oo shalay uu ka jeediyay Sheekh Cabdulaahi Sh Xambali Khudbada waxaa uu Sheekhu dikriga alle iyo ahmiyada uu leeyaha
Muxaadaro Live Radio Halgan كيف تعيش الغربة Sh Maxamed Cabdi Umal (Dhamaad)
(December 19, 2015)
Nairobi:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan walaalaha jecel khayrka in Muxaadaro qayim ah oo cinwaankeedu ahaa كيف تعيش الغربة  uu jeedin doono Sh Maxamed Cabdi Umal Muxaadarada ayaa waxaa ay
Sh Maxamed Umal oo Socdaal dacwo ku tagay dalka Tanzania (Masawiro)
(December 19, 2015)
Sheekha ayaa waxaa safarkiisa ku wehliya Sh. Xudeyfa oo ka mid ah guddiga fulinta ee hay’adda Ixsaan ee horumarinta bulshada, waxaana sheekhu uu muxaadaraad ka wadaa magaalada Daarasalaam. Muxaad

« Previous PageNext Page »