Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(January 15, 2016)
Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii maanta waxaa uu ku soo qaatay qodob muhiim ah kaasoo ka mid ahaa 3 uu Rasuulku (scw) uu ku dhaartay. Hoos Ka Daawo Khudbadii Jimaca ee Masjidka Abu Bakar Sh
Wasiirka Cadaaladda, arrimaha diinta Puntland Shiico dalka Soomaaliya wax kuma leh.[Dhagayso]
(January 15, 2016)
Boosaaso:-Wasiirka Cadaaladda, arrimaha diinta iyo dhaqan celinta dowadda Puntland Saalax Xabiib oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in dowladda Puntland ay taageersan tahay in xiriirka loo jaro dowl
Shirkii wadatashiga ee ka socday magaalada Kismaayo oo lagu kala tegay
(January 15, 2016)
Kismaayo:-Wararka ka imaanaya caawa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in caawa wax horumar ah aysan wada gaarin madaxda Soomaalida ee shirka uga socday Kismaayo
Culimo’udiinka Gobolka Sool oo ka digay in Bangiyo ribawi ah in laga furo S/land.[Daawo]
(January 15, 2016)
Laascaanood:-Culimada waaweyn ee ku nool gobolka Sool ayaa ku taageeray culimada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Hargeysa in aan S/land laga hirgelin  Bangiyo ku shaqeeyo Ribo waxaan ay madaxda S/l
Ardayda Machadka Al-furqaan Laascaanood oo u fariistay Imtixaanka Teeramka.[Masawiro/Video]
(January 15, 2016)
Laascaanood:-Iyadoo ay soo gabagaboobeen Imtixaankii teeramka dhexe ee magaalada Laascaanood iyo guud ahaan Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ahaa goobaha waxbarasho ee uu soo gabgaboobay Machadka Al-furqa
Khudbadii Jimce ee masjidka Al-hudaa ee magaalada Helsinki.[Daawo]
(January 15, 2016)
Helsinki:-Waxaan idin soo gubineynaa khudbadii masjidka Al-hudaa ee magaaada Helsinki ee caasimada dalka Finland waxana maanta khudbada soo jeediyey Sh.Dr C/wali Sh. Maxamuud Xaaji Yuusuf , sheekh aya
Al-shabaab oo weerar ku qaaday Saldhiga Ceel-Cadde ee ciidanka AMISOM
(January 15, 2016)
Warar ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Al-shabaab ay saaka subaxii hore ay weerar ku qaadeen Saldhiga ciidanka AMISOM ee dalka Kenya ay ku leeyihiin deegaanka Ceelcade ee Go
Shirka Golaha Wasiirada ee DFS oo looga hadlay Xiriirka Iran iyo Soomaaliya
(January 15, 2016)
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumada Mudane Maxamed Cumar Carte, iyadoo
Khudbadihii laga Jeediyay Shirka Wadatashiga Soomaaliya ee ka socda Kismaayo.[Daawo]
(January 15, 2016)
Kismaayo:-Shirka wadatashiga madaxda Soomaalida oo ka furmay Magaalada Kismaayo ayaa waxaa khudbado ka jeediyey madaxdii kala duwanayd ee shirka ka soo qayb gashay waxaan mid walba uu ka hadlay aragti