Nadwo cilmiyeed diini ah oo si rasmi uga bilaabtay Masjid jaamica Laascaanood.[Daawo]
(January 24, 2016)
Laascaanood:-Nadwo Cilmiyeed diini ah ayaa si rasmi uga bilaabtay Masjid jaamica magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, Nadwada ayaa waxaa a soo qayb galay dadweyne aad u fara badan waxaan mux
Safiirka Imaaraadka Carabta oo casho sharaf u sameeyey Madaxweynaha Puntland iyo wafdigiisa.[Masawiro]
(January 24, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigiisii ayaa caawa 24-Jan-2016 kulan casho ah oo uu u sameeyey safiir Imaaraad Carabta  u fadhiya soomaaliya kaga qayb
Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS oo Khudbad ka Jeediyey Shirka Baarlamaannada Iskaashiga Islaamka ee Baqdaad.[Masawiro]
(January 24, 2016)
Baqdaad:-Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sh.Cusmaan “Jawaari” oo wafdi uu hogaaminayo ay Soomaaliya uga qeybgalayaan shirka Baarlamaannada dalalka Iskaashiga Islaamk
Ciidanka Kenya oo lagu Eedeyay duqeynta deegaano ka tirsan Gobolka Gedo.[Dhagayso]
(January 24, 2016)
Garbaharey:- Guddoomiyaha degmada Garbaharey ee gobolka Gedo Sheekh Nuur Maxmed Buraale ayaa ciidamada Kenya ku eedeeyay inay duqeyn aan loo aabo yeellin ku hayaan deeggaano ka tirsan gobolka Gedo. S
Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho kula kulmay wakiilada Beesha caalamka.[Masawiro]
(January 24, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Waftigii ballaarnaa ee uu hoggaaminayey ee isugu jirey xubnaha labada gole ee Dawladda iyo xubno meteleya bulshada rayidka a
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan oo maanta u dhoofaya Muqdisho.[Video]
(January 24, 2016)
Muqdisho:-Wafdi uu hogaaminayey Madaxweynaha Jubaland Axmed Sh. Maxamed islaan ayaa maanta u dhoofaya magaalada Muqdisho si uu uga qayb galo shirka wada tashiga Qaran ee Soomaaliya oo la filayo in uu
Madaxweynaha Puntland iyo Wafti oo uu hoggaaminayo oo Muqdisho u Amba baxay (Masawiro)
(January 24, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafti Ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo isugu jira labada gole ee Dawladda iyo xubno metelaya ururada bulshada rayidka ah ayaa maanta 2