
(January 29, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay magaalada Addis Ababa, oo uu kaga qeybgeli doono Shir MadaxeedkII 26-aad ee Midowga Afrika. Shi Puntland oo hakisay safarkii uu ku imaan lahaa Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya
(January 29, 2016)
Muqdisho:-Waxaa maanta la filayey in Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaake iyo xubno ka tirsan Beesha Caalamka ay yimaadaan magaalada Bosaaso balse safa

(January 29, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta 29-Jan-2016 socod dheer oo lug ah kusoo maray qaybo kamid ah shaaracyada waaweyn ee magaalada Boosaaso ee xarunta g

(January 29, 2016)
Hargeysa:-Somaliland ayaa sheegtay in go’aannadii ka soo baxay shirkii madasha ee lagu go’aamiyay qaabka doorashada Soomaaliya ee 2016 aanay khuseyn Somaliland.Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland

(January 29, 2016)
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada kismaayo ee caasimada KMG ah ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland waxaana shir jaraa,id PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201
(January 29, 2016)
[nggallery id=1363] Madaxweynuhu ha caddeeyo arrinka lala yaabay! Sh Maxamed Idirs
(January 29, 2016)
Waxaa baraha xiriirka bulshada ilaa shalay dadka Soomaaliyeed aad u hadal hayeen Sawir la soo dhigay Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo Calaamad Sujuud ku hor istaagey daljirka dahsoon ee Kenya!! M

(January 29, 2016)
Boosaaso:-Waxaa maanta oo Taariikhdu Tahay 28/01/16 Hoolka Masaajidka Al-rowda ee Bosaaso lagu soo gabagabeeyey Tababar loo qabtay khadiibyada magaalada Boosaaso kaasoo soconayey saddex maalmo

(January 29, 2016)
New York:-Ergeyga gaarka ah ee Qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating oo hadal a jeediyey shir ay yeesheen 15 xubnooda ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa uu sheegay in shirkii Ra’iisul Wasaaraha DFS iyo wafdi beesha caalamka ah oo la filayo in ay soo gaaraan Boosaaso
(January 29, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaake iyo Xubno ka tirsan Beesha Caalamka ayaa la filayaa in ay maanta soo gaaraan magaalada Boosaaso ee xarun
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|