Culimo’udiinka Gobolka Sool oo ka digay in Bangiyo ribawi ah in laga furo S/land.[Daawo]
(January 15, 2016)
Laascaanood:-Culimada waaweyn ee ku nool gobolka Sool ayaa ku taageeray culimada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Hargeysa in aan S/land laga hirgelin Bangiyo ku shaqeeyo Ribo waxaan ay madaxda S/l Ardayda Machadka Al-furqaan Laascaanood oo u fariistay Imtixaanka Teeramka.[Masawiro/Video]
(January 15, 2016)
Laascaanood:-Iyadoo ay soo gabagaboobeen Imtixaankii teeramka dhexe ee magaalada Laascaanood iyo guud ahaan Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ahaa goobaha waxbarasho ee uu soo gabgaboobay Machadka Al-furqa Khudbadii Jimce ee masjidka Al-hudaa ee magaalada Helsinki.[Daawo]
(January 15, 2016)
Helsinki:-Waxaan idin soo gubineynaa khudbadii masjidka Al-hudaa ee magaaada Helsinki ee caasimada dalka Finland waxana maanta khudbada soo jeediyey Sh.Dr C/wali Sh. Maxamuud Xaaji Yuusuf , sheekh aya Al-shabaab oo weerar ku qaaday Saldhiga Ceel-Cadde ee ciidanka AMISOM
(January 15, 2016)
Warar ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Al-shabaab ay saaka subaxii hore ay weerar ku qaadeen Saldhiga ciidanka AMISOM ee dalka Kenya ay ku leeyihiin deegaanka Ceelcade ee Go Shirka Golaha Wasiirada ee DFS oo looga hadlay Xiriirka Iran iyo Soomaaliya
(January 15, 2016)
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumada Mudane Maxamed Cumar Carte, iyadoo Khudbadihii laga Jeediyay Shirka Wadatashiga Soomaaliya ee ka socda Kismaayo.[Daawo]
(January 15, 2016)
Kismaayo:-Shirka wadatashiga madaxda Soomaalida oo ka furmay Magaalada Kismaayo ayaa waxaa khudbado ka jeediyey madaxdii kala duwanayd ee shirka ka soo qayb gashay waxaan mid walba uu ka hadlay aragti Madaxweynaha DFS oo sheegay in uu rajo fiican ka qabo shirka wadatashiga Kismaayo
(January 14, 2016)
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ka furey Madasha Wadatashiga Qaranka. Madasha Wadatash Madaxweynaha Dawladda Puntland oo khudbad ka jeediyey Shirweynihii Madasha Wadatashiga ee Kismaayo ka furmay.[Cod/Masawiro]
(January 14, 2016)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14-Jan-2016 magaalada Kismaayo kaga qayb galay shirweynaha Madashasha wadatashiga Qaran ee hannaanka doorashooyinka 201 Ciidamo ka tirsan S/land oo ku duulay deegaanka Ballicad oo xarun KMG u ahayd maamulka Khaatumo
(January 14, 2016)
Buuhoodle:-Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland ay qabsadeen tuulada Balli-cad oo qiyaastii dhanka koonfur galbeed 80 KM uga beegan magaalada Laascaa Shirka wadatashig qaranka Soomaaliyeed oo goordhow ka furmay Kismaayo
(January 14, 2016)
Shirka madasha wadatashiga qaranka Soomaalida ayaa goor dhow ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana shirka furay Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|