Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan oo maanta u dhoofaya Muqdisho.[Video]
(January 24, 2016)
Muqdisho:-Wafdi uu hogaaminayey Madaxweynaha Jubaland Axmed Sh. Maxamed islaan ayaa maanta u dhoofaya magaalada Muqdisho si uu uga qayb galo shirka wada tashiga Qaran ee Soomaaliya oo la filayo in uu
Madaxweynaha Puntland iyo Wafti oo uu hoggaaminayo oo Muqdisho u Amba baxay (Masawiro)
(January 24, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafti Ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo isugu jira labada gole ee Dawladda iyo xubno metelaya ururada bulshada rayidka ah ayaa maanta 2
Khudbadii jimcaha Masjidka Al-Huda ee magaalada Helisinki Sh C/wali Sh Maxamed Xaji (Daawo)
(January 23, 2016)
Finland:-Waxaan idin soo gubineynaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Huda ee magaalada Helisinki waxaana khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Xaji Yuusuf waxaana uu Khudbadiisa uu uga hadlay cabsida alle
Al-minhaaj iyo Jaamacadda Bariga Afrika oo tababar u soo xiray arday gaaraysa 360 arday.[Masawiro]
(January 23, 2016)
Boosaaso:-Kulan cilmiyeedkan oo ay soo qaban qaabisay Mu’asasada Al-minhaaj faraca bari oo kaashanaysa Jaamacada Bariga Africa loona qabtay ardayda dugsiyada sare ee magaalada boosaso ayaa maalinima
Madaxweynaha DFS oo Kormeeray Xeebta Liido oo shabaab rayid ku laayeen (Daawo)
(January 23, 2016)
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed uu u dhaqaaqey inay nabad iyo barwaaqo ku noolaadaan, iyagoo dhinac iska dhigay
Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS Oo Kulan La Qaatay Madaxweyne Ku Xigeenka Ciraaq Iyad Allawi
(January 23, 2016)
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Muxammad Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo booqasho ku jooga magaalada Baqdaad ee ayaa kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka dalka Ciraaq Iyad All
3 Walaalo Ah Oo Ku Dhintay Weerarkii Liido.[Dhagayso]
(January 22, 2016)
Muqdisho:-Weerarkii xalay lagu qaaday xeebta Liido, waxaa ku geriyooday 20 qof oo ay ku jiraan afar Shabaab, waxaana ku dhaawacmay tiro kale oo badan. Weerarka waxaa sheegtay maleeshiyada Al-shabaab.
Madaxweynaha Dowlada Puntland oo cambaareeyay weerarkii xalay ka dhacay Makhaayada Liido Sea Food.[Dhagayso]
(January 22, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowlada Puntland C/ Wali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu cambaareeyay weerarkii xalay lagu qaaday Hotelka Liido Sea Food oo ay ku dhinteen dad rayid ah oo gaaraya 20 qof halka 1
Nadwo cilmiyeed diini ah oo ka bilaaban doonta Masjid Jaamica magaalada Laascaanood
(January 22, 2016)
Laascaanood:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan bulsha waynta ku nool gobolka Sool gaar ahaan magaalada laascaanood ee xarunta Gobola Sool yar iyo weyn rag iyo dumar nadwo cilmiyeed ku saabsan dhalinyarada
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(January 22, 2016)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbeynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana khudbada maanta jeediyey alaha dhowree Sheekh Maxamed Cabdi Umal wuxuu Sheekhu khudbadii maanta

« Previous PageNext Page »