Wasiirka arimaha gudaha Puntland oo beeniyey warar been abuur ah ee laga faafiyey.[Dhagayso]
June 18, 2020 - Written by EditorBoosaaso:-Wasiirka arimaha gudaha Puntland Mohamed Dhabancad ayaa waxba kama jiraan ku tilmaaamay warar sheegaya in 4 degmo laga dhigay magaalda Boosaaso balse arintu tahay baahinta shaqadii Dowlada Hoose dadka u haysey.
“Waan la socdaa inay jiraan dad kicinaya bulshada oo xog aan sax ahayn dadka u gudbinaya , waxaan rabnaa dadka Afka Xoog layaasha ah ee sida khaldan warka u dhigaya inay ka waan toobaan oo dadka lagu kicin waxaan jirin.” ayuu yiri wasiirku.
Radio daljir
Halgan.net