Nadwo Cilmiyeed lagu soo afmeeray magaalada Beledxaawo (Masawiro)
(July 19, 2020)
Baladxaawo:-Waxaa lagu qabtay magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo Khamiistii iyo jimcadii Nadwo cilmiyeed socotay labadaa habeen 16/--17/ 07 2020 bacdal maqrib. Nadwada oo ahayd tii labaad oo noocaa
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddiga Qaban-qaabada iyo diyaarinta xafladda xuska 01-Ogoosto
(July 19, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay Guddiga Qaban-qaabada iyo diyaarinta xafladda xuska 01-Ogoosto oo ku beegan Aasaaskii dowladda Puntland ee Soomaaliya 22-
Madaxweyne Farmaajo ayaa gaaray Dhuusamreeb
(July 18, 2020)
Dhuusamreeb:-Waxaa goor dhow soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Gal-Mudug Madaxweynaha dowlada Federaalka Somaaliya Maxamed Abdulaahi Farmaajo Waxaan garoonka ku soo dhaweeyey M
Madaxweyne Farmaajo oo ku sii jeeda Dhuusmaareeb
(July 18, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha  Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abdulaahi FarmaajoXassan  iyo wafdi uu hogaaminayo ka tirsan golah xukumada , Xildhibaano ayaa la filayaa in saacadaha soo
Madaxweynah GalMudug oo dib ugu soo laabtay Dhuusamareeb.[Masawiro]
(July 17, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Dhusamareeb ee Caasimadda Galmudug ka dib markii uu magaalada Garoowe uu uga qeyb-galay aaska Ra-isul
Madaxweynaha PL Saciid Claahi Deni oo ku soo dhaweeyey R/wasaare Kheyre Garoowe [Masawiro]
(July 16, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoowe hadda Kusoo dhoweeyey Ra'iisul Wasaaraha DFS Mudane Xasan Cali Khayre, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan
Madaxweynaha DFS oo ka qayb galay salaadii janaasada R/Wasaarihii hore Hassan Abshir
(July 16, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan C/dulle kaga qayb galay salaaddii janaasada, Alle ha u naxariistee, Raiisu
Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha DFS oo laga waraystay shirka ka socda Dhuusamareeb.[Video]
(July 15, 2020)
Garoowe:-Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya Abdi Faarax Juxa oo waraysi gaar ah siiyey Tv-ga SBC ayaa waxaa laga waraystay shirka wadatashiga ee Madaxda maamul gobolled
Gudoomiyaha Baarlaanka DFS oo ka horyimid Shirka Dhuusamareeb
(July 15, 2020)
Muqdisho:-Waxaa maanta ka furmay xarunta Golaha Baarlamaanka ee dowladda Federaalka Soomaaliya Kulankii 16aad Kalfadhiga 7aad, waxaan looga dooday wax ka bedelka wax ka badalka Sharciga Xisbiyadda S
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada PL oo ka qayb galay aaska Madaxweynihii hore ee Puntland
(July 15, 2020)
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan, Guddoomiye ku xigeenka 1aad AVV: Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan & ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed

« Previous PageNext Page »