Madaxweynihii hore PL oo lagu aasay Garoowe.[Video]
(July 15, 2020)
Garoowe:-Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi ayaa maanta Aas Qaran loogu sameeyey caasimadda Puntland ee Garoowe. Waxaa ka qayb galay Aaska Qaran
Madaxweynayaasha Jubbaland Gal-Mudug Gudoomiyaha Aqalka sare oo soo gaaray Garoowe
(July 15, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/laahi Deni ayaa garoonka diyaaradaha Gen.Maxamed Abshir ee Garoowe waxaa uu kusoo dhoweeyey Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor
Madaxweynaha Puntland oo dib ugu laabatay Garoowe
(July 14, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeybgalay xaflad lagu soo gunaanaday Shirkii wadatashiga ee Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliy
Madaxweynaha DFS oo ka qeyb galay Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD
(July 14, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay meertada 36-aad ee Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD ayaa ka warbixiyay hannaanka Dowladda Fed
Ra’iisul wasaare Kheyr oo gaaray Dhuusamareeb
(July 14, 2020)
Dhuusamareeb:-Waxaa goor dhow soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Gal-Mudug Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre Waxaan garoonka ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Galmudug
Ra’iisul wasaare JFS oo laga sugayo Dhuusamareeb.
(July 14, 2020)
Dhuusamareeb:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo ka tirsan golahiisa xukumada ayaa la filayaa in saacadaha soo socda uu safar ku gaaro m
Gal-Mudug oo casumaad sharafeed u sameeyey Madaxda dowladda Gobolleedyada
(July 13, 2020)
Dhuusamareeb:-Waxaa caawa Maamulka Caasimada Galmudug ayaa casuumaad sharafeed ugu sameeyay Madaxda Dowlad Goboleedyada duleedka Magaalada dhuusamareeb ee xarunta maamulka Gal-Mudug. Kulankaan wa
Puntland iyo Galmudug oo Heshiis kala saxiixday
(July 13, 2020)
Gaalkacyo-Madaxda labada Wasaaradood ee Maaliyadda u qaabilsan Puntland iyo Galmudug oo maalmihii la soo dhaafayna kulan uga socday magaalada Gaalkacyo ayaa kulan kaasi lasoo afmeeray. Kulankan ay
Golaha Aqalka-sare oo bogaadiyey Shirka wadatashiga ee dowlad goboleedyada ee lagu qabtay Dhuusamareeb.
(July 13, 2020)
Muqdisho:-Guddoomiyaha GolahAqalka Sare ee baarlamanaka DFS , Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa soo dhoweeyey qodobadii ka soo baxay shirkii wadatashiga madaxdda dowlad goboleedyada dalka ee xalay lagu so
Shirkii wadatashiga dowladdaha xubnaha ka ah DFS oo warmirtiyeed laga soo saaray.[Video]
(July 12, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ah Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Mudane Maxamed

« Previous PageNext Page »