Shirka Golaha Xukuumadda Puntland oo ansixiyey Isgaarsiinta Puntland.[Video]
(August 29, 2020)
Garoowe:-Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta lagu ansixiyey xeerka Isgaarsiinta Puntland. [ng