Jubbaland iyo Puntland Shirka Dhuusamareeb 3 qayb kama nihin
(August 21, 2020)
Garoowe:-Waxaa caawa ka soo baxay Puntland iyo Jubbaland si wada jir ah warsaxaafadeed ku aadan mowqifkood ku aadan shirka Dhusamareeb 3 oo qaar ka mid ah Maamul gobolledyada iyo Madaxweynaha dowladd
Ciidamada PMPF Puntland oo soo bandhigay meydad iyo xubno ay ka qabteen Al-shabaab
(August 21, 2020)
Boosaaso:-Ciidamada Difaaca Puntland ee PMPF ayaa howl gal ay ka fuliyeen Toga Habar Hunbulo Buuraha Calmadow ee Gobollka Bari waxaa uu dagaal toos ah dhexmaray ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab oo
Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu laabtay Muqdisho
(August 21, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirweynaha Wadatashiga Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo ku