Gudigga Gurmadka Qardho oo daah-furay bixinta dhaqaalihii gurmadka Qardho
(August 17, 2020)
Qardho:-Gudigga Gurmadka Qardho ayaa maanta daah-furay Bixinta dhaqaalihii loogu talagallay dadkii ay dhibaatadu kasoo gaartay daadadkii Magaalada kusoo rogmaday, 1400 oo qoys ayaa la gaarsiin doonaa
Madaxweynaha Gal-Mudug oo caawa la hadlay saxaafadda.[Video]
(August 17, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Gal-Mudug Ahmed Qoor Qoor” oo caawa saxaafadda la hadlay ayaa waxaa uu codsi u jeediyey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan iyo Madaxweynaha dowladda Puntland Si
Mowqifka Jubbaland ee Shirka Dhuusamareeb 3
(August 17, 2020)
Kismaayo:-Dowladda Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay caawa soo saareen warsaxaafadeed ku aadan mowqifkooda ku aadan shirka Dhuusamareeb 3 oo loo balan sanaa in xal looga gaaro doorashooyinka Soomaal
Wasiir ka tirsan Hir-Shabeelle oo lagu dilay caawa Jowhar
(August 17, 2020)
Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in wasiir ka tirsan maamulka Hir-Shabeelle caawa toogasho agu dilay magaalada Jowhar. Dilka ayaa dhacay xilli uu usii socday gurigiisa, sida ay goobj