Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho
(August 8, 2020)
Muqdisho:-Ugu yaraan in ka badan 10 qof oo 8 ka mid ah askar yihiin ayaa ku dhintay qarax ismiidaami ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho waxaa kale oo ku dhaawacmay 20 qof oo kale.Qaraxa ayaa wuxuu ah