Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid oo shir gudoomiyey shirka amniga Jubbaland
(August 4, 2020)
Kismaayo:-Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland ahna ku simaha madaxweynaha mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir gudoomiyay shirka amniga Jubbaland oo bishiiba mar qabsooma. Shirkan waxaa goobi
Madaxweynaha Puntland oo gaaray degmada Galdogob.
(August 4, 2020)
Galdogob:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dhaggax dhigay Rugta Booliska iyo Mashruuca balaarinta Dugsiga Hoose/Dhexe deegaanka Xero-Jaalle ee degmada Galdogob.