Madaxweynaha Hirshabelle oo gaaray Dhuusamareeb.[Masawiro]
(August 15, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Gal-Mudug oo maanta uu ka furmi lahaa shirka Madaxda dowlad
Madaxweynaha DFS oo gaaray magaalada Dhuusamareeb
(August 15, 2020)
Madaxweynaha DFS ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb waxaana garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye. Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed
Aqalka sare oo baaq kasoo saaray shirka Dhuusomareeb
(August 15, 2020)
Guddiga Joogtada ah ee golaha Aqalka Sar ee DFS ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay ka soo saareen baaq kagasoo saareen shirka la filayo in uu ka furmo magaalada Dhuusamareeb
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed oo gaaray Dhusamareeb
(August 15, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay Madaxweynaha KGS Mudane Cabdul casiis Xasan Laft
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka qayb galay Xafladda Shahaado sinta ururda siyaasadda Puntland
(August 15, 2020)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa ka qeybgalay Xafladda Shahaado-siinta Ururada Siyaasadda Puntland. Mad
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland oo ka tacsiyeey geerida Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada
(August 15, 2020)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril ayaa ka tacsiyadeeyey Geerida ku timid Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Goleyaasha Dawladda
Madaxweyne Farmaajo oo Baarlamaanka JFS uga warbixiyay Shirkii Dhuusamareeb
(August 15, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeediyey Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa uga warbixiyay Shirka Wadatashiga He