Casharo hore ‘oo uu wax ka baran karo’ ra’iisul wasaaraha magacaaban

September 20, 2020 - Written by Editor

Dowladda faderaalka ah, hoggaamiyayaasha maamul goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ayaa dhowaan heshiis la xiriira arrimaha doorashada ay ku gaaray magaalada Muqdisho.

Wax-yar kadib heshiiskaas ayaa waxa uu madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo magacaabay ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Magacaabista ayaa timid heshiiska kadib, waxaana horyaalla ra’iisul wasaaraha howllo badan oo ay ugu horeyso dhismaha gole wasiirro oo ka shaqeeya marxaladda Soomaaliya ay doorasho ugu gudbeyso.

Aqoonyahan iyo siyaasiyiin badan ayaa soo jeedinaya si looga gudbo marxalad kale oo is-qab-qabsi siyaasadeed ku dhisan in ra’iisul wasaaraha uu cashar ka qaato marxaladihii kala guurka ahaa ee hore.

Warbixintan waxaa Muqdishi kasoo diray Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Axmed Barrow.

VOA Somalia
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
September 2020
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online