Wasiirka Maaliyadda Puntland oo soo gaaray Qardho
(September 15, 2020)
Qardho:-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ahna Gudoomiyaha Guddiga dib u habaynta Ciidamada Mudane Xassan Shire Cabdi iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ka
Hay’ada Culumada Soomaaliyeed oo si kulul ooga hadlay xeerka jinsiga ee lahor geeyay golaha shacabka.
(September 15, 2020)
Hay'ada Culumada Soomaaliyeed oo si kulul ooga hadlay xeerka jinsiga ee lahor geeyay golaha shacabka. Hoos ka Daawo Shirka Jaraa,id oo ay qabteen Hay'ada Culumada Soomaaliyeed Halgan.net Muqdis
Madwene Farmaajo oo Khadka Taleefanka kula xiriiray Ra’iisul Wasaaraha Suudan
(September 15, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka taleefanka kula xiriiray Raiisul Wasaaraha dalka Suudaan Mudane Cabdalla Xamduuk ayaa la wadaa
Madaxweynaha Gal-Mudug oo la kulmay Guddiga Joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
(September 15, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa hadal-jeedin ka sameeyey kulan gaar ah oo ay iskugu yimaadeen Guddiga Joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federa
Madaxweynaha Jubaland iyo Wakiilada Beesha caalamka oo kulmay. [Masawiro]
(September 15, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta mar kale waxaa uu kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka gaar ahaan Wakiilka Qaramada Midoobay ee dalka Soomaaliya James Swan, Safi