Madaxweynaha Puntland oo lagusoo dhaweeyey Baydhabo
(September 23, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda Baydhabo. Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis
Madaxweye Farmaajo oo u mahad celiyey Xildhibaannada Golaha Shacabka kalsooni-siinta RW
(September 23, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahadceliyey Xildhibaannada Golaha Shacabka kalsooni-siinta iyo ansixita Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda