Madaxweyne Farmaajo oo Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay Ra’iisul wasaaraha cusub JFS
(September 17, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si waafaqsan qodobka 90-aad ee Dastuurka Kumeelgaarka ah waxa uu magacaabay Wasiirka Koowaad ee Xuk
Taliyaha Booliska gobalka Mudug oo ka warbixiyey xaalada Amniga ee Gobalka (Daawo)
(September 17, 2020)
Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug Muumin Cabdi Shire ayaa ka warbixinyey Amniga gobolka Mudug, waxa kale oo uu ka hadlay Nin dhawaan Gaalkacyo dhowr qof ku dilay oo Gacanta Lagu soo dhigay .Hoos
Madaxweynaha JFS oo soo xiray shirka Doorashooyinka iyo Dhammeystirka Heshiisyadii Samareeb 1-3
(September 17, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirkii Doorashooyinka dalka ayaa uga mahadceliyey Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha XFS, Madax
Afhayeenka ahna Agaasimaha Warfaafinta Puntland oo ka warbixiyey Shirka wadatashiga (Daawo)
(September 17, 2020)
War-Murtiyeedka kasoo baxay Shirka Wadatashiga DFS iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah oo uu weheliyo Maamulka Gobolka Banaadir, waxaa akhrinaya Afhayeenka ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Dowladda
Warmurtiyeed laga soo saaray shirka wadatashiga Doorashooyinka ee ka socday Muqdisho
(September 17, 2020)
Muqdisho:-Shir ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayn