Ciidamada Booliska PL Goodir oo dhawan tababar ugu soo xirmay Xerada Xorgoble oo u ambabaxay xarunta Taliskooda ee Garoowe.[Masawiro]

September 21, 2020 - Written by Editor

Qardho:-Ciidamada Booliska Dawladda Puntland GOODIR ee dhowaana loo soo xiray tababarka ay qaateen ayaa maanta durhur- nimadii u ambabaxay Taliska Ciidamada Boolisku ku leeyahay caasimada Dawladda Puntland ee Garoowe.

Guddoomiyaha Gudigga dib u habaynta Ciidamada Mudane Xasan Shire Cabdi iyo Taliyaha Ciidamada Booliska Gen Cabdiyare Xasan ayaa Ciidamada ku sagootiyay Xerada Ciidamada ee Xorgoble.

Baahintii

no images were found

Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta
Wasaaradda Maaliyadda
Dawladda Puntland

Leave a comment

*

Archives
September 2020
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online