Daawo Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwo Cilmiyeed lagu qabtay magaalada Laascaanood [Video]

September 6, 2020 - Written by Editor

Waxaa maalmahaan ka socday magaalada laascaanood ee xarunta gobalka Sool nadwo cilmiyeed diini ah oo ay soo abaabushay Muss’asada Al-karam waxaana ay nadwadu socotay dhowr cisho
Shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood ayaa si weyn u soo camiray Nadwada si ay uga faa,ideystaan Culumumada martida u ah .
Culimada ka soo qayb galay Nadwo cilmiyeedka diiniga ah waxaa ka mid ah:-
1: Sh. Maxed Cumar dirir.
2: Sh. Daahir aw cabdi.
3: Sh.abdinaasir Xaaji Ahmed
4: Sh. Dr. Hassan Sh. Ali warsame .
5: Sh. Dr. Ahmed Jamac Ismacil.
6: Sh. Cabdwaaxid Xaashi.
7: Sh Maxamed Macalin.
8- Sh Maxamed Adam
9-Sh Maxamed Cali Gadhle
10-Sh Dr Shaafici
Hoos ka Daawo Muxaadaradkii laga jeediyey Nadwo cilmiyeedka ka socotay magalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool.

1-Dhibaatada Maandooriyaha Sh Maxamed Macalin

2-Dhibaatada Maandoriyaha Dr Abdishaafi

3-Fitnada iyo Booska qofka Muslinka ah Sh Dr Hassan Cali Sh Warsame

4-Fitnada iyo Booska qofka Muslinka ah ka istaago Sh Daahir Aw Cabdi

5-Nabadgalyadu Waa Aasaaska Nolosha Sh Maxamed Cali Gadhle

6-Su,aalo iyo Jawaabo Diini ah Sh CNaasirXaji iyo Sh Daahir Aw Cabdi

7-Tarbiyadda Carruurta Sh Maxamed Adam

8-Tarbiyadda Wanaagsan ee Carruurta Sheekh Cabdiwaaxid Xaashi

9-Amnigu Waa Aasaaska Nolosha Sh Cabdinasir Xaji Axmed

Musasada Al Karam
Laascaanood
Halgan.net

Comments are closed.