Taliyaha Booliska gobalka Mudug oo ka warbixiyey xaalada Amniga ee Gobalka (Daawo)

September 17, 2020 - Written by Editor

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug Muumin Cabdi Shire ayaa ka warbixinyey Amniga gobolka Mudug, waxa kale oo uu ka hadlay Nin dhawaan Gaalkacyo dhowr qof ku dilay oo Gacanta Lagu soo dhigay .

Hoos ka Daawo Taliyaha Booliska gobalka Mudug oo warbixiyey xaalada Amniga ee Gobalka Mudug.

Comments are closed.