Dagaalka Azerbaijan iyo Armenia oo sii xoogeystay
(October 5, 2020)
Baku:-Dagaalka u dhaxeeya ciidamada Armenia iyo Azerbaijan ayaa maanta kasii xoogeystay gobolka la isku haysto ee Nagorno-Karabakh, ayada oo ay sii kordheyso cabsida la xiriirta khasaaraha dadka rayi Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo taliye ku xigeen magacaabay.
(October 5, 2020)
Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Cabdulaahi Aadan Sangar Yariisow umagacaabay Taliye ku xigeenka Ciidanka Darawiishta Koonfur Galbeed.----Dhamaa Kulan Dhexmarey maanta Wasaarada Maaliyada Puntland iyo Ganacsatada Warshadaha
(October 5, 2020)
Kulanka oo ay isugu yimaadeen Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Puntland Cabdullaahi Cabdi Xirsi, Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Puntland Cumar Xasan Fiqi,Guddoomiye kuxigeenka Bang Ciidamada Booliska S/land oo qabtay 2 qof oo faafinay diinta Kiristaanka
(October 5, 2020)
Hargeysa:-Ciidamada Booliska maamulka Soomaaliland ayaa waxaa ay soo xireen 2 qof oo lagu qabtay iyagoo faafinaya Diinta Kiristanka , Afhayeenka Ciidamada Booliska Maamulka S/land Faysal Xiis Cilmi o Madaxweynaha DFS oo gaaraydalka Ereteriya,
(October 4, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Asmara ee xarunta dalka Ereteriya, halkaas oo ay uga bilaabmatay b Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo kulan deg deg ah qabtay.[Masawiro]
(October 3, 2020)
Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa maanta qabtay kulan muhiim ah oo diirada lugu saaray sidii wax looga qaban lahaa arrimaha sicir bararka iyo kor Madaxweynaha DFS oo gaaray magaalada Juba
(October 3, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya munaasabadda heshiiska nabadeed ee dalka Suudaan ayaa gaaray magaalada Jubba ee caasimadda dalka Wasaaradda Waxbarashada PL oo shaacisay arday ku guulaystay deeq Waxbarasho
(October 3, 2020)
Garoowe:-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare (WWTS) ee Puntland ayaa shaacisay imtixaankii ay ka qaadday arday deeq waxbarasho oo heerka labaad ee jaamacadda ah oo loo dirayo dalka Ethiopia. Madaxweynaha Jubaland oo dib ugu laabtay Kismaayo
(October 2, 2020)
Kismaayo:- Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa galabta ah dib ugu soo laabtay Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland, Madaxweyne Axmed Madoobe iyo wafdi ka socda Jubaland Madaxweynaha Dowladda Puntland oo u safray dalka Kenya.[Masawiro]
(October 2, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa safar ugu ambabaxay magaaladda Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Madaxweynaha ayaa muddo bil ah u joogay Muqdisho jiheynta D
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|