Madaxweynaha Gal-Mudug oo soo gaaray Garoowe.[Video]
December 27, 2020 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir Airport ee Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor iyo wafdi uu hoggaaminayo.
M_M_Deeq
Halgan.net