Madaxweynaha Jubaland oo gaaray magaalada Garoowe si weyna loo soo dhaweeyey

December 28, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta gaaray Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland iyadoo Madaxweynahu uu ka qaybgalayo Kulanka Madasha Aragti wadaaga ee The Heritage Institute for Policy Studies.

Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee Garowe kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Dani iyo Masuuliyiin kale.

——-Dhamaad——

Leave a comment

*

Archives
December 2020
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online