Madaxweynaha PL iyo Ra’isul wasaare Rooble oo kulamo uga socdaan xarunta Madaxtooyada Garoowe.[Masawiro]

December 12, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Ra’iisal Wasaaraha DFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulankii ugu horeeyay ee rasmi ah ku yeeshay xarunta Madaxtooyada ee Garoowe.

Shirka oo ay ka qeybgaleen Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Wasiirka Arimaha dibadda DFS Mudane Maxamed Cabdirisaaq, ayaa looga hadlaya marxaladda uu dalku marayo gaar ahaan arrimaha Doorashadda.

DHAMMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

Leave a comment

*

Archives
December 2020
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online