Madaxweyne Muuse Biixi oo wareysi siiyey VOA. [Dhagayso]

December 16, 2020 - Written by Editor

NAIROBI:-Madaxweynaha Kenya iyo madaxweynaha Somaliland ayaa shalay si wada jir ah u shaaciyay, qodobbo dhowr ahaa oo uu ka mid ahaa, xaqiijinta sii xoojinta xiriirka saaxibtinimo ee ka dhaxeeya labada dhinac.

Kulanka madaxda Somaliland iyo Kenya, Muse Bixi Cabdi iyo Uhuru Kenyatta ayaa sababay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay xiriirka u jarto Kenya.

Haddaba wariyaha VOA-da Sahra Ciidle Nur ayaa khadka telefoonka kula xiriirtay madaxweynaha Somaliland Muse Bixi Cabdi, waxayna ka wareysatay kulankaas iyo arrimo kale oo la xiriira Somaliland. Waxay ugu horreyn weydiisay kulankii dhexmaray isaga iyo Uhuru Kenyatta.


VOA

Leave a comment

*

Archives
December 2020
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online