Puntland oo ku amartay shirkadaha Golis itoSomtel in 1 dollar iyo wixii ka yar la isugu diri karin Adeegyada SAHAL & E-DAHAB.

December 4, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska Dowladda Puntland Mudane Cabdullaahi Cali Xirsi (Tima-cadde), ayaa ku amray Shirkadaha Isgaarsiinta Golis iyo Somtel in wixii ka dambeeya berrito oo taariikh-du tahay 5-December aan $1 dollar iyo wixii ka yar la isugu diri karin Adeegyada SAHAL & E-DAHAB.

Dhinac kale Wasiir kuxigeenka wasaaradda maaliyada dowladda Puntland Cumar Xasan Fiqi oo shir jaraa,id ku qabtay magaalada garoowe ayaa uga hadlay mar ka soo baxay dowladda oo lagu faray shirkadaha isgaarsiinta iyo Bankiyada.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2020
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online