Ra’iisul wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyey Dhuusamareeb. [Video/Masawiro]

December 14, 2020 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa gegidda diyaaradaha Ugaas Nuur ee magaalada Dhuusamareeb kusoo dhoweeyay Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble.

waxaa soo dhoweynta madaxweynaha ku weheliyay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Galmudug Cali Daahir Ciid, Guddoomiyaha Golaha Barlamaanka Galmudug Dr Maxmed Gacal, xubna katirsan Goleyaasha Dowladda Galmudug, Saraakiisha Ciidamada, Maamulka Caasimadda, agaasinka madaxtooyada DGM iyo laamaha kala duwan ee Bulshadda.

Socdaalka Ra’iisul wasaaraha ayaa la- xiriirta xoojinta wadashaqeynta dowladda Fadaraalka Soomaaliya iyo Galmudug & dardargelinta arrimaha doorashooyinka, amniga iyo adeegyada bulshada.

Mudane Rooble ayaa inta uu kormeerka ku joogo Galmudug kulamo kala duwan la yeelan doona madaxda DGM, bulshada Rayidka iyo hoggaanka dhaqanka.

DHAMMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA, IYO XIRIIRKA
BULSHADDA MADAXTOOYADA GALMUDU

Leave a comment

*

Archives
December 2020
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online