Ra’iisul wasaaraha XFS iyo Madaxweynaha Gal-Mudug oo gaaray magaalada Cadaado.[Masawiro/Video]

December 17, 2020 - Written by Editor

Cadaado:-Wafdi balaaran oo ay hoggaaminayeen Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Ra’iisul wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Cadaado halkaas oo ay si wacan ugu soo dhaweeyeen maamulka Degmadda iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Wafdiga waxaa kamid ah Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Daahir Ciid, xubno katirsan goleyaasha dowlada..

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2020
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online