Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Bari oo la kulmay Booliska Gobolka Bari.[Video]

December 6, 2020 - Written by Editor

Boosaaso:-Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Bari G/sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa maanta shir Guddoomiyey kulan Deg Deg Ah oo looga hadlaayey Amniga Magaalada Bosaaso.

Kulanka Waxaa goob-joog ka ahaa Saraakiisha Laamaha Ammaanka Gobalka Talisyayada Saldhigyada Xafadaha Waxana Aad Looga Hadlay Xalaada Amni Magalada.

Kulanka ayaa looga hadlay sidii loo dar-dar gelin lahaa sugidda Amniga,iyadoona la isla qaatay in Howlgallo baarintaan joogto ah laga sameeyo xaafadaha iyo gaadiidka lagu dhex wato Magalada oo idil. Uga dambayntii Taliye Xuseen ayaa Shacabka ku dhaqan Bosaaso ka codsaday in ay sii laba jibaaraan wada-shaqeynta Laamaha Ammaanka, si looga hor-tago falalka Amni darro ee ay kooxaha Argagixisadu ka geysan karaan.


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2020
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online