Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee S/land oo ka hadlay kulanka dhexmaray Madaxweynaha S/land iyo Kenya.[Video]

December 14, 2020 - Written by Editor

Nairobi:-Kulanka Labada Madaxweyne Ee Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Kenya ayaa waxaa ka warbixiyey Wasiirka Arrimaha Dibeda Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah Ee Somaliland waxaana uu xusay in ay jiri doonaan kulamo kale duwan oo dhici doona saacadaha soo socda.

Hoos ka Daawo Wasiirka Arrimaha Dibeda Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah Ee Somaliland oo ka hadlay kulanka dhex maray madaxweynaha S/land iyo Kenya.


Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2020
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online