Wasiirka Maaliyadda dowladda Puntland oo qado sharaf u sameeyey Madaxweynaha Gal-Mudug

December 25, 2020 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland ahna Guddoomiyaha Guddiga dib u habaynta Ciidamada Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa qado sharaf u sameeyay Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafti uu hoggaaminayo.
Madaxweynaha Galmudug waftiga uu hoggaaminayay waxaa ka mid ahaa Sanataro, Xildhibaano iyo xubno ka tirsan Golaha Wasaaraddaha Galmudug. Waxaa xusid mudan Qabsoomida qado sharaftan waxaa qayb wayn ka qaatay Guddoomiyaha gobolka Mudug.

Baahintii
Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta
Wasaaradda Maaliyadda
Dowladda Puntland

Leave a comment

*

Archives
December 2020
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online