Wasiirka Waxbarashada Puntland dib ugu soo laabtay Garoowe.[Masawiro]

December 17, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dawladda Puntland, mudane Cabdullaahi Maxamed Xasan, ayaa maanta dib ugu soo laabanaya dalka, isaga oo safar shaqo muddo ugu maqnaa dalka Maraykanka.

Safarkiisa shaqo ee Wasiirka ayaa salka ku hayay martiqaad rasmi ah oo uu ka helay hay’adaha waxbarashada iyo jaaliyadda Puntland ee Soomamaliyeed ee dalka Maraykanka.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dawladda Puntland ayaa kulan gaar ah la qaatay hay’adaha taageera waxbarashada, waxa ayna isla qaateen in ay hayadahaasi Puntland ka taageeri doonaan dhinacyo kala duwan oo dhanka waxbarashada ah.

Ujeeddada safarka ee Wasiirka Waxbarashada Puntland ahaa ah mashruucii Waxbarashada Ifiye, heshiiskii dhammaystirka jaamacadaha Minnesota iyo Puntland, Sanduuqii Hormarinta Waxbarashada Puntland ee jaaliyadda Puntland ee Minnesota ee Maraykanka iyo qaar kale. “Jiil aqoon lagu barbaarshaa, bulshadu saboolnimo kaga baxdaa”.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2020
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online