Dowladda Federaalka Soomaaliya oo beenisay in ciidanka Soomaaliya ay qeyb ka yihiin dagaalka waqooyiga Itoobiya.[Video]
(January 18, 2021)
Muqdisho:-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo la hadlay saxaafadda caawa ayaa sheegay in aysan jirin wax cidamo Soomaaliyeed ah ee
Madaxweynihii hore ee Puntland oo ka hadlay xal u helida Shillin Soomaaliga.[Video]
(January 18, 2021)
Garoowe:-Madaxweynihii hore ee Dawladda Puntland Senator Cabdiraxmaan Sheekh Max'ed Faroole ahna Gudoomiyaha xal u helidda Shillin Soomaaliga oo ka hadlay go'aamadii kasoo baxay gudiga, iyo qaabka loo
Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta oo ka digey dib u dhaca doorashada
(January 18, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Midowga Musharaxiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa galabta  shir Jaraa'id ku qabtay  magaalada Muqdisho waxaana uu ka hadalay arimah
Madaxweyne Maxamed Abdullaahi Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjirayaasha Jaamacadda Carabta iyo dalka SWITZERLAND
(January 18, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Salaax Axmed Ju