Guddiga Madaxweynaha Dowladda Puntland u saaray Arrimaha Sicirka Sarifka oo qodobo soo saaray.[Video]
(January 16, 2021)
Garoowe:- Waxaa maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland Guddiga Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, u saaray Arrimaha Sicirka Sarifka waxaan
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo tegay degmada Xudur.[Masawiro/Video]
(January 16, 2021)
Xudur:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa soo Gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool isagoona Socdaalkiisa uu Yahay ka jawaabida Baahiyaha Haysta Bulshada ku
Gudiga dib u habeynta Ciidamada dawladda Puntland oo kormeeray Dugsiga tababarka Xorgoble.[Masawiro]
(January 16, 2021)
Qardho:- Gudiga dib u habeynta Ciidamada dawladda Puntland oo uu hogaaminaayo Wasiirka Wasaradda Maaliyadda ahna Gudoomiyaha gudiga ayaa manta gormeer shaqo ku tagey dugsiga tababarka Xorgoble. Booqas
Ciidanka Amniga Puntland oo Boosaaso ku qabtay shakhsiyaad la raadinayey oo diyaarinayey waxyaabaha qaraxyada laga sameeyo.[Masawiro]
(January 16, 2021)
Boosaaso:-Ciidanka PSF ayaa waxaa ay hawlgal ay ka sameeyeen magaalada Bosaso e xarunta Gobolka bari waxaan ay howl galkaas ku soo qabteen shakhsiyaad la raadinayey oo diyaarinayey waxyaabaha qaraxyad