Ciidanka PMPF oo maalintii 3aad howl galo lagu sugayo amniga ka wada Garoowe.[Masawiro/Video]
(December 30, 2020)
Garoowe:-Cutubyo ka tirsan ciidanka PMPF ayaa maalintii 3aad waxaa ay magaalada Garoowe ee xarunta Dowladda Puntland ka wadaan howl gal si ay nabad gelyada loo xoojiyo maadaama magaalada ay soo gaaree
Madaxweynaha Puntland oo Daah-Furay Shirka Heritage Ee Garoowe Ka Furmay [Masawiro/Video]
(December 30, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni ayaa daahfuray madasha aragti wadaagga ee maxadka Heritage oo hadda Garoowe ka furmay, waxaana ay noqonaysaa markii ugu horaysey ee Soomaa
Madaxweynaha oo guddi u magacaabay Aaska Qaran ee loo samaynaayo Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Amniga Puntland.
(December 30, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Guddi u magacaabay aaska Qaranka ee loo samaynaayo Alle naxariistii Janno haka waraabiyee Wasiirkii hore ee Wasaaradda Amnig
Guddiga Doorashada heer federaal oo isbedel ku sameeyey xilka Doorshada Aqalka Sare (Akhriso)
(December 29, 2020)
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) wuxuu daneeyeyaasha arrimaha doorashooyinka ku wargelinayaa in isbaddal uu ku yimid jadwalka doorashooyinka Golaha Aqalka Sare ee horey loo qor
Madaxweynihii Hore ee DFS Shariif Sheekh Axmed oo Garoowe gaaray [Masawiro/Video]
(December 29, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoonka diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir Airport ee Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Shiikh Shari
Cutubyo ka tirsan ciidanka PMPF oo howl galo ka wada magaalada Garoowe.[Masawiro]
(December 28, 2020)
Garoowe:-Cutubyo ka tirsan ciidanka PMPF ayaa maalintii labaad waxaa ay magaalada Garoowe ee xarunta Dowladda Puntland ka wadaan howl gal si ay nabad gelyada loo xoojiyo maadaama magaalada ay soo gaar
Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo Shir jaraaid ku qabtay Gaalkacyo kagana hadlay hadalo uu ka yiri Masaajidda Gaalkacyo.[Video]
(December 28, 2020)
Gaalkacyo:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuuryare ayaa waxaa uu shir jaraa'id ku qabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa xusay in uu alle uga towbad ke
Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka DFS oo tegay Garoowe.[Masawiro]
(December 28, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoowe kusoo dhoweeyay Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka DFS Mudane Mahdi Maxamed Guuleed iyo wafdi uu hoggaaminayo. [n
Madaxweynaha Jubaland oo gaaray magaalada Garoowe si weyna loo soo dhaweeyey
(December 28, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta gaaray Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland iyadoo Madaxweynahu uu ka qaybgalayo Kulanka Madasha Aragti wadaaga ee The
Raisulwasaarihii hore ee DFS Hassan Cali Kheyre oo Garoowe lagu soo dhaweeyey (Masawiro)
(December 28, 2020)
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoowe kusoo dhoweeyay Ra’iisal Wasaarihii hore ee DFS Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo. [ngg src="galleries" ids="3486" display

Next Page »