Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ku baaqay in si deg deg loo soo qabto dhagarqabe dil ka geystay Qardho.[Video]
(January 25, 2021)
Qardho:-Boqor Burhaan Boqor Muuse oo maanta kula hadlay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, ayaa si adag u canbaareeyey nin xalay lagu dilay magaalada Qardho waxaan uu ugu baaqay laamaha amni
Ciidanka Booliska Gobolka Mudug oo ku guulaystay soo qabashada Agab Walxaha Qarxa.[Masawiro/Video]
(January 25, 2021)
Gaalkacyo:-Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Amniga Puntland Mudane Cabdulaahi Cabdisalaan, Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur Taliyaha qaybta Booliiska Gobolka Mudug Muumin Cabdi iyo
Madaxweynaha dowladda Puntland oo qaabilay wafdi uu hogaaminayo wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya.[Masawiro/Video]
(January 25, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya A
Fiqi oo ka warbixiyey dagaallo culus oo ka dhacay Gal-Mudug.[Dhagayso]
(January 25, 2021)
Dhuusamareeb:-Xaaladda deegaanada Bacaadweyne iyo Camaara oo ay dagaallo ka dheceen ayaa degen. Dagaalkan ayaa dhexeeyey ciidamada dowladda, kuwa Galmudug iyo dadka deegaanka oo isku dhinac ah, iyo m
Jubaland oo ka hadashay dil caawa ka dhacay Kismaayo.
(January 25, 2021)
Kismaayo:-Warsaxaafadeed ka soo baxay caawa maamulka Jubaland ayaa waxaa lagu sheegay in Jubbaland ay ka tacsiyaynayso geerida ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Cawil Cali Bare oo caawa ku dhintay