Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Suldaan Cabdullaahi Xaaji Nuur
(January 24, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan shacabka Puntland iyo kan Dowladdaba waxa uu ka tacsiyeeynaya geerida Alle naxariistii Janno haka wa
Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo tegay Dhuusamareeb.[Video/Masawiro]
(January 24, 2021)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay Mudane James Swan iyo qaar ka
Madaxweynaha Galmudug oo dib ugu laabtay Dhusamareeb.
(January 24, 2021)
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminyay ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada caasimadda ah ee Dhusamareeb.Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa