Jubaland oo ka hadashay dil caawa ka dhacay Kismaayo.
January 25, 2021 - Written by EditorKismaayo:-Warsaxaafadeed ka soo baxay caawa maamulka Jubaland ayaa waxaa lagu sheegay in Jubbaland ay ka tacsiyaynayso geerida ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Cawil Cali Bare oo caawa ku dhintay is rasaasayn dhexmartay 2 ciidan oo ka kala tirsan Jubbaland walow laamaha amniga Jubbaland ay sheegeen in ay weli wadaa baaritaan la xiriira wax sababay dilka.
Hoos ka Akhriso warsaxaafadeedka uu maamulka Jubbaland uga hadlay dilka ka dhacay caawa Kismaayo.
no images were found
A/cawaale
halgan.net