Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland oo magacaabay Xisaabiyaha Gobolka Nugaal iyo ku xigeenkiisa.
January 5, 2021 - Written by EditorGAROOWE:-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa magacaabay Xisaabiyaha gobolka Nugaal, ku xigeenkiisa iyo La-taliyaha Arrimaha Cashuuraha.
Qoraalka hoos ka daalaco!
no images were found
Baahintii
Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta
Wasaaradda Maaliyadda
Dowladda Puntland