Wasiirka maaliyadda PL oo kor-meer shaqo ku tegey xarunta Wasaaradda maaliyadda ee Boosaaso.
January 26, 2021 - Written by EditorBoosaas:- Wasiirka Wasaaradda maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi oo uu weheliyay Taliyaha Ciidamada booliska ayaa maanta kor-meer shaqo ku tegey xarunta Wasaaradda maaliyadda ee magaalada Boosaaso.
Wasiirka ayaa waxaa xarunta Wasaaradda ku soo dhoweeyey mas’uuliyiinta Wasaaradda oo warbixin ka siiyey shaqada ay u hayaan shacabka.Intaas kadib Wasiirka ayaa waxa uu booqday xarunta Wasaaradda oo xilligaasi ay ka socoto shaqo maalmeedkii caadiga ahaa, wuxuuna ku booriyey shaqaalaha inay sii laba jibbaaraan shaqada ay u hayaan shacabka.
no images were found
Baahintii
Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland