Go’aanka Dowladda Puntland ee Xaaladda Doorashada Soomaaliya.
April 22, 2021 - Written by EditorGaroowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay xalay dowladda Puntland ayaa lagu xusay in ay muhiim tahay in dib loogu laabto wada hadalada arrimaha doorashooyinka iyadoo gundhig looga dhigayo heshiiskii 17 September iyo in aysan aqoonsanayn mudo kordhinta loo sameeyey Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo golayaasha kale ee Dowladda.
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net