Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS oo ka tacsiyeeyey geerida Prof. Maxamed Cabdi Gaandi

April 18, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed Gaar ahaan Xildhibaannada, qoyska iyo qaraabada uu ka geeriyooday. alle ha u naxariistee Prof. Maxamed Cabdi Gaandi oo ka mid ahaa Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ku geeriyooday Dalka France.

Guddoomiyaha waxa uu marxuumka Alle u waydiinayaa in uu jannatul Fardowsa ka waraabiyo Samir iyo iimaanna uu ka siiyo dhammaan Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday.

Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun
Email:- Media@senate.govso
Twitter:- @AqalkaSare
Website:- www.senate.gov.so

Leave a comment

Archives
April 2021
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online