IGAD oo ku baaqday in dib loo bilaabo wada hadalka DFS iyo Saamileyda siyaasadda Soomaaliya

April 21, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Urur goboleedka IGAD ayaa war qoraal ah oo ay soo saareen waxay ku soo dhaweeyeen  hindisaha la soo jeediyey ee ah in dib loo furo wadahadalka ka dhexeeya DFS Ivo saamilayda siyaasada Soomaaliya,

Warmurtiyeedka ay soo saartay IGAD waxay ku sheegtay in Wadahadalku uu yahay  geedi socod muhiim ah oo sababti kara kalsooni iyo dhammaystirka dhammaan arrimaha carqalada ku ah Doorashada dalka .

Urur Gobaleedka IGAD ayaa qoraalkeeda ku tiri ”IGAD waxay markale ku celinaysa in wada-hadalku uu weli yahay midka ugu fiican ee isku-xirnaanta qaran, siyaasad loo dhan yahay, dhismaha nabadda, dib-u-heshiisiinta, amniga aadanaha iyo xasilloonida,” 

Ururka IGAD ayaa warmurtiyoodkooda ugu baaqay siyaasiyiinta Soomaalida inay is-xakameeyaan oo ay ka fogaadaan talaabo kasta oo sii xoojin karta xiisada taagan, midaasi oo keeni karta isku dhac dhex-mara dhinacyada is-diidan.

Hoos ka Akhriso Warmurtiyeedka IGAD ka soo saareen arimaha Soomaaliya.

Comments are closed.

Archives
April 2021
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online